Xildhibaanka ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay inuu meeshii ugu sareeyay marayo musuqmaasuqa dalka isla markaana loo baahan yahay wax ka qabasho degdeg ah. MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan ...
Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada socdaalka wefdigu ku marayaan gobollada Bari iyo Karkaar. BOOSAASO, Puntland – Wefdiga uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Puntland, ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa hadalkan ka sheegay xiritaanka Shirka Sanadlaha ah ee Midowga Bangiyada dalka. MUQDISHO, Soomaaliya – Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka ...
MOGADISHU, Somalia — Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has vehemently opposed Ethiopia's strategic maneuvers in the ...
QAAHIRA - Madaxweyne Abdel-Fattah El-Sisi ayaa Axadii sheegay in taageerada Masar ee Soomaaliya aysan la xiriirin Itoobiya balse ay tahay in Soomaaliya laga caawiyo dib u soo celinta xasiloonida.
CAIRO - Egyptian President Abdel Fattah El-Sisi has made it clear that Egypt's support for Somalia is driven by the desire to ...
Dhacdadan waxa ay ku soo beegantay wax ka yar hal sano ka dib markii la diiwaan-geliyay fal noocaan oo kale ah. NAIROBI, Kenya - Nin waardiye ka ahaa beer lagu ilaaliyo xayawaanada ayaa libaax ku ...
Tiradii ugu dambeysay ee dhaaftay heerarkii ugu badnaa waa 196 oo ah 2022 iyo 192 oo ah 1995. RIYADH, Saudi Arabia - Sacuudi Carabiya ayaa fuliyay tiraddii ugu badneyd ee dil toogasho ah in ka badan ...
Hay'adaha kala duwan ee ka shaqeeya arrimaha mucaawinada ayaa kulankan kasoo muuqdey. MUQDISHO, Soomaaliya - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa daah-furay ...
DJIBOUTI - Djibouti President Ismail Omar Guelleh returned home on Sunday amid speculations about his health, the presidency ...